Al Shabaab oo bur burisay xarun ay laheyd Shirkada Isgaarsiinta Safaricom

Dagaalyahno hubeesan oo katirsan Al Shabaab ayaa  weerar ku qaaday Deegaanka Galma-Gala oo ka tirsan dagmada Faafi maamulka Gaarisa ee gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya. Ciidamo katirsan booliiska dalka Kenya oo ku sugnaa deegaanka la weeraray ayaa la sheegay in ay ka firxadeen deegaanka kadib markii ay soo galeen dagaalyahanada katirsan Al Shabaab. Warbaahinta dalka … Continue reading Al Shabaab oo bur burisay xarun ay laheyd Shirkada Isgaarsiinta Safaricom